Hoggaamiyaha Wadajir"Madaxweyne Farmaajo iyo taliskiisa nabadsugidda weli kama quusan muddo kororsi"

0
Saturday November 14, 2020 - 10:21:55 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 1050
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hoggaamiyaha Wadajir"Madaxweyne Farmaajo iyo taliskiisa nabadsugidda weli kama quusan muddo kororsi"

    Waxey ku tala galeen in ay fursad walba xiisad hor leh ku abuuran, si ay Soomaali

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxey ku tala galeen in ay fursad walba xiisad hor leh ku abuuran, si ay Soomaali




Hogagaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabbdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa Madaxweyne farmaajo iyo Taliska Nabad Sugidda ku eedeyay in ay doonayaan dib u dhigid xagga doorashada ah, waaxana uu sheegay Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur in Villa Somalia iyo taliska nabadsugidda ayisbaarooyin ay ku horgaynayaan doorashada.

Madaxweyne Farmaajo iyo taliskiisa nabadsugidda weli kama quusan muddo kororsi, sababtoo ah wey ogyihiin in aysan doorasho xalaal ah ku guulaysan karin. Waxey doorteen waddo qalaalase abuur ah oo uu billawgeedu yahay guddi doorasho oo xubno nabadsugid iyo CBB u badan.

 

Waxey ku tala galeen in ay fursad walba xiisad hor leh ku abuuran, si ay Soomaali u kala doorato tooda ama in lagu kala tago. Soomaali waxey marag ka tahay in 30 sano koox kaligeed xoog keeda ah wax ku meel marsata la waayay, cid kasta oo awood is baddana, masiir xun ayaa u danbeeyey.

Villa Somalia iyo taliska nabadsugidda isbaarooyinka ay doorashada ku horgaynayaa waa kuwo is dabayaala, waase la fahamsanahay. Dalkaan doorasho malxiis iyo marag fur been ah ka socon mayso. Waqtiga iyagaa iska lumiyey, Soomaalina way ka tashan, dalkana halistooda waan ka badbaadsanaynaa Ilaaheey idinkii.


Loading...
Loading...