Ma Runbaa In Wasiir Koore Uu Iscasilaad U Gudbiyey Muuse Biixi?

0
Friday November 13, 2020 - 17:55:28 in News by
  • Visits: 3577
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Ma Runbaa In Wasiir Koore Uu Iscasilaad U Gudbiyey Muuse Biixi?

    Ma Runbaa In Wasiir Koore Uu Iscasilaad U Gudbiyey Muuse Biixi?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ma Runbaa In Wasiir Koore Uu Iscasilaad U Gudbiyey Muuse Biixi?


Hargeysa(HWN):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore Dalbadey ayaa la sheegay inuu Muuse Biixi u gudbiyey iscasilaad uu kaga baxayo xukuumada sadex sano jirsatay.

Aniga Su,aal Ayaa Igu Laaban Gudoomiyenimada Saleebaan Cali Koore


Inkastoo Wasiirku Galinkii Dambe ee Maanta u Gudbey Dhinaca Magaalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya, Waxa ay Warar Xogogaal ah oo Ka ag Dhawi Tibaaxeen in Dalabka Istiqaaladiisu La Xidhiidho Kadib Markii uu Tabasho Xoogan Ka Muujiyay Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed, oo ay Isaga Wasiiro Kale oo ay Isku Deegaan Yihiiin Ka Tabanayaan Faragalin joogto ah Wasiirku ku Hayo.


Waxaanay Sheegayaan Wararka ka ag Dhaw Wasiir Koore, in Laga Maqlayay isagoo Si Cadho badani Ka Muuqato u Sheegaya in ay Ka Shaqeyn Kari Waayeen Wssiirka Daakhiliga.

Loading...
Loading...