Xaaladda Gool-hayaha Gobolka Sool oo Ka soo Raynaysa

0
Thursday November 12, 2020 - 16:44:43 in News by A. Asbaro
  • Visits: 2440
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaaladda Gool-hayaha Gobolka Sool oo Ka soo Raynaysa

    Hargeisa(HWN):-Xaaladda Caafimaad ee Gool-hayaha gobolka Sool Yuusuf Lambaasa, ayaa maanta fiican,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(HWN):-Xaaladda Caafimaad ee Gool-hayaha gobolka Sool Yuusuf Lambaasa, ayaa maanta fiican,

Hargeisa(HWN):-Xaaladda Caafimaad ee Gool-hayaha gobolka Sool Yuusuf Lambaasa, ayaa maanta fiican, kadib markii uu xaalad miyir beel ah galay habbeenimaddii Xalay.



Ciyaaryahan Yuusuf Lambasa ayaa ka soo baxay xaaladdii miyir doorsoonkaa ahayd ee uu galay.

Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo uu ka mid yahay Wasiirka Waaaaradda dhallinayada iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa Cisbitaalka Haldoor oo uu yaallo ku booqday.

Gool-haye Yusuuf ayaa dhaawac dhinaca madaxa ah ka soo gaadhay Ciyaartii u dhexaysay kooxdiisa iyo gobolka Daad-madheedh.

Loading...
Loading...