Mixnadda iyo isku dirku waaba sunnaha Kulmiyaha hadda iyo cidda la shaqaysa kolba...W/Q Cali Cabdiraxmaan

0
Thursday November 12, 2020 - 15:56:18 in Articles by
  • Visits: 1059
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mixnadda iyo isku dirku waaba sunnaha Kulmiyaha hadda iyo cidda la shaqaysa kolba...W/Q Cali Cabdiraxmaan

    Mixnadda iyo isku dirku waaba sunnaha Kulmiyaha hadda iyo cidda la shaqaysa kolba...W/Q Cali Cabdiraxmaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mixnadda iyo isku dirku waaba sunnaha Kulmiyaha hadda iyo cidda la shaqaysa kolba...W/Q Cali Cabdiraxmaan


Ciyaaraha gobolladu waxa ay Muuse u hayaan imika laba shaqo: in kolba deegaanno la isku garaaco iyo maamul xumaanta dalka ka jirta lagaga jeesto. Bal maxaa lagu kala garanayaa taageerayaasha gobolladan? Colaadda ka dhaxaysa ee ay kaga duwan yihiin ciyaaraha kale maxay tahay? Isla ciyaartoyda Axmed-Dhagax uun baa laba dhinacba kuwada jira. Dadku madadaallo ahaan bay u daawadaan ciyaarahan, balse qorshayaal durugsan iyo kala fogayn baa laga leeyahay.

Peace, Unity, and Development Party - Wikipedia


Magaalada Burco ayaa sannado la soo lahaa way kala qaybsan tahay si marba mid ka kale loogu diro oo aanay cod midaysan baahiyahooda uga hadli karin. Maalin dhawayd oo laba ciyaartoy is qabsadeen, baa la yidhi: gobolkana waannu ganaaxnay oo way is haystaan, halkii labada qof arrintooda la ga hadli lahaa. Ha laga feejignaado mixnadda iyo kal fogaynta bulshada ee illaa qaaxo soo taxnayd, oo ciyaarahan sida kuwa adduunkaba si deggen ha la isaga daawado, si sharka la soo maleegaayo, halkiisa loogu bakhtiiyo.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...