Wasiirka Ciyaaraha Oo Booqday Goolwadihii Sool Oo Cusbitaalka Loo Dhigay Dhaawac Soo Gaadhay
Wasiirka Ciyaaraha Oo Booqday Goolwadihii Sool Oo Cusbitaalka Loo Dhigay Dhaawac Soo Gaadhay
Hargeysa(HWN):-Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha somaliland Boos Mirre Maxamed ayaa cusbitaalka ku booqday gool wadaha xulka gobolka Sool oo dhaawac soo gaadhay.
gool wadaha xulka gobolka Sool Yuusuf Lampasa oo dhaawac ka soo gaadhay ciyaartii ay la yeesheen gobolka Daad Madheedh ayaa la dhigay cusbitaal ka dib markii uu koomo galay mudo saacado ah.
wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha somaliland Boos Mire Maxamed ayaa booqashada uu ugu tagay gool wade Yuusuf Lampasa waxa uu ka sheegay in wasaaradu ay damaanad qaadayso bixinta wixii kharash ah ee ku baxaya caafimaadka gool wadaha Sool.
![]() |
Loading...
Loading...