Waraabe Nin Rabaystay, Rayahu Ka Cunaa, Rafiiqiini Baysku Kiin Rogay.

0
Thursday November 12, 2020 - 09:33:39 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1161
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waraabe Nin Rabaystay, Rayahu Ka Cunaa, Rafiiqiini Baysku Kiin Rogay.

    W/Q: Ismail handuleh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail handuleh BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM {A.S.C.W.R.W.B].

TU KHAASA AHNA BAHADA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

WAXA KALE OO AAN UGU CUDUR DAARAYAA SALAAD JEELE,OO KA CABANAYA,

QAAR KA MIDA QOLYAHA XAMAR U SHAQO TEGAY.

WARAABE RABAYSTE,RIYA KA CUN,

RAFIIQINI BAY ISKU KIIN ROGAYEE,

REERAHODA DAR ROGA KU RAYRAYSE,

RAARTAABA DHIGATAAN RABIISHYADA,

RAAXAYDAYDUN TUSTEN RUN MODEEN,

RUGAANAY LAHAYN RIYADAA GEYSAYO,

REERIHII FURAY RAYS BARWAAQO AHO,

RAMADKI UGU DHALAY RAKAATAANOO,

RIIXIMAAYAAN RUUXYAAL MUCAARIDI,

RUNTIYO MAQLIWAYE REENKA DADKEE,

RAASAMAALKAYNU DHAWRI DOONAA.

ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...