Proff Samatar Oo Shaaciyey Codsi Uu Ka Dalbaday Madaxweynaha Cusub Ee Maraykanka

0
Tuesday November 10, 2020 - 13:17:31 in News by
  • Visits: 4499
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Proff Samatar Oo Shaaciyey Codsi Uu Ka Dalbaday Madaxweynaha Cusub Ee Maraykanka

    Proff Samatar Oo Shaaciyey Codsi Uu Ka Dalbaday Madaxweynaha Cusub Ee Maraykanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Proff Samatar Oo Shaaciyey Codsi Uu Ka Dalbaday Madaxweynaha Cusub Ee Maraykanka


Hargeysa(HWN):-Proff Axmed Ismaaciil ayaa soo bandhigay dalab uu ka codsaday madaxweynaha cusub ee dalka Maraykanka Joe Biden.


Proff Samatar ayaa qoraal uu baahiyey ku sheegay inuu madaxweyne Biden ka codsaday inuu xil wasiir oo muhiim ah u magacaabo xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalka wakiilada isla markaana ka tirsan xisbiga dimuqraadiga.



Proff Samatar ayaa qoraalkiisa ku yidhi "Waxaan telephone kula hadlay saaxiibkay Madaxweynaha Cusub Ee Maraykanka Joe Biden waxaana kula Taliyay inuu wasiir muhiim ah u Magacaabo marwo ilhan Omar oo ah qof karti badan.


Image may contain: 1 person, closeup
Loading...
Loading...