Maxaa Ka Mid Ah Qodobada Sii Fogaynaya Midnimo Dhexmarta Hargeysa Iyo Muqdisho?

0
Tuesday November 10, 2020 - 13:07:31 in News by
  • Visits: 2811
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Ka Mid Ah Qodobada Sii Fogaynaya Midnimo Dhexmarta Hargeysa Iyo Muqdisho?

    Maxaa Ka Mid Ah Qodobada Sii Fogaynaya Midnimo Dhexmarta Hargeysa Iyo Muqdisho?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxaa Ka Mid Ah Qodobada Sii Fogaynaya Midnimo Dhexmarta Hargeysa Iyo Muqdisho?


Hargeysa(HWN):-Proff Axmed Ismaaciil Samatar ayaa ka hadlay sababaha sii fogaynaya in mar kale midnimo dhexmarto somaliland iyo soomaaliya.

Image may contain: 1 person, sitting and suit


Proff Samatar ayaa qoraal uu ku baahiyey bogiisa Facebook waxa uu ku cadeeyey in dembiilayaal badan oo wali dhex jooga soomaaliya ay ka mid yihiin sababaha aanay Hargeysa ula midoobi karin Muqdisho.

Qoraalka uu Proff Samatar soo saara ayaa u dhignaa sidan:-


Somaliland waxaysan marnaba ula midoobayn koonfurta waxaa kamid ah boqolaal iyo boqolaal dambiile oo koonfurta jooga kuna xaragoonaya bal eeg Xasan Dahir aweys boqolaal dhalinyaro iyo hooyoyin Somaliyed ayuu dilay halkii maxkamad laga gaynlahaa ayuu guri villa ah dhexfadhiyaa isaga oo aan ka tanaasulin fakarkii khaldanaa ee argagaxisonimada.

Eeg Morgan eeg gaani iyo boqolaal kale oo dambilayaal ah oo aan cidina la xisaabtamayn sidee loo aaminikaraa umad dambiilayasheedii haysta ii sheega bal ka jaawaaboo

Loading...
Loading...