Munaasabad Lagu Daahfuray Dekedda Kalluumeysiga Hobyo Oo Soo Gaba-Gabowday

0
Tuesday November 10, 2020 - 12:46:35 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1046
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Munaasabad Lagu Daahfuray Dekedda Kalluumeysiga Hobyo Oo Soo Gaba-Gabowday

    Qorshuhu waxa uu yahay sidii maamulku uu wax uga qabanlahaa dhismaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qorshuhu waxa uu yahay sidii maamulku uu wax uga qabanlahaa dhismaha




Magaalo xeebeedka hobyo ayaa waxaa ka socda dadaalo ladoonayo in lagu dhiso dakada magaalada hobyo oo ay wadaan madaxda maamulka galmudug iyo qaybaha bulshada magaalada

 

Masuuliyiinta Maamulka galmudug ayaa siyaabo kaladuwan utagay magaalada hobyo waxaa aad loo xoojiyey sugidda amniga iyada oo ganacsatada iyo bulshada lagu dhiirigalinayo sidii magaalada dib udhiskeeda ay uga qayb qaadan lahayeen

 

Qorshuhu waxa uu yahay sidii maamulku uu wax uga qabanlahaa dhismaha dakada hobyo oo ubaahan dib udhis iyo dayactir xoogleh

 

Nolosha kajirta magalada hobyo ayaa aad uga duwan sidii ay ahayd xiliyo kahor dadka deeganka ayaa fahmaya dawladnimada iyo wax wada qabsiga iyaga oo umuuqdo kuwo kasookabanaya xiliyadii adkaa ee lasoo dhaafay

 

Dadaalada isugu jira horumarinta iyo dhirigalinta bulshada hobyo ayaa tilmaan kabixinaya rajada laga qabo in hobyo ay yeelato dakad iyada oo madxdu ay wadaan sidii looyagleelilahaa hirgalinteeda oo marar badan aan suurtagalin


Loading...
Loading...