Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Hirshabeelle oo khudbad jeedinaya maanta

0
Tuesday November 10, 2020 - 12:33:17 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 689
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Hirshabeelle oo khudbad jeedinaya maanta

    waxaana shalay la diiwan galiyay seddex Murashax, iyadoo Guddoomiyaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaana shalay la diiwan galiyay seddex Murashax, iyadoo Guddoomiyaha




Murashixiinta u taagan Qabashada Xilka Madaxweyne ee Maamulka Hir-shabeelle ayaa la filayaa in Maanta ay jeediyaan Khudbadahooda, waxaana ay ka hor jeedin doonaan Baarlamaanka Maamulkaasi.

 

Murashixiinta isku diiwan galiyay Xilalka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka ayaa la filayaa inay waxqabadkooda ka horjeediyaan Xildhibaaanada, waxaana ilaa hadda isi-soo sharraxay afar murashax oo kaliya, kuwaas oo u tartamaya jagada Madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeenka Hir-shabeelle.

waxaana shalay la diiwan galiyay seddex Murashax, iyadoo Guddoomiyaha Guddiga DoorashadaMadaxeeynaha iyo Madaweyne Ku xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabelle Xil.Caaisho Khaliif Xaji Maxamed ay Gudoonsiiyay Shahaadada Musharaxnimada Murashixiinta kala ah Cabdiraxmaan Jimcaale Cusmaan oo utartamayo Jagada Madaxweynaha Dowlad GoboleedkaHirshabelle, Musharax Cali Guudlawe Xuseen oo u tartamayo Jagada Madaxweynaha iyo Musharax Yuusuf Axmed Hagar oo utartamayo Jagada Madaxweyne kuxigeenka Hirshabelle.

 

Waxaa la filayaa in Berri oo Arbaco ah in la gudo galo doorashada Madxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka.


Loading...
Loading...