Ra'iisal Wasaaraha UK Boris Johnson Oo U Hambalyeeyay Biden

0
Sunday November 08, 2020 - 07:54:44 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1010
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisal Wasaaraha UK Boris Johnson Oo U Hambalyeeyay Biden

    Ra'iisal wasaaraha UK Boris Johnson ayaa codkiisa ku biiriyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisal wasaaraha UK Boris Johnson ayaa codkiisa ku biiriyay

hoggaamiyayaasha caalamka ee u hambalyeeyay Joe Biden iyo Kamla Haris.



Wuxuu sheegay inuu rajeynayo inuu wadashaqeyn la yeesho maamulka cusub ee Biden.


Johnson iyo xoghayihiisa arrimaha dibedda Dominic Raab ayaa cambaareyn la kulmay isbuucan ka dib markii ay iska diideen inay dhalleeceyaan sheegashada aan hubaasha lahayn ee Trump ee ahayd in doorashada lagu shubtay.

Loading...
Loading...