Abiy Ahmed Oo Sheegay Inuu Soo Celinayo Nidaamka Kala Damnbaynta Ee Gobolka Tigreega

0
Saturday November 07, 2020 - 09:10:26 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 610
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abiy Ahmed Oo Sheegay Inuu Soo Celinayo Nidaamka Kala Damnbaynta Ee Gobolka Tigreega

    Ra'isul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa ka hadlay talaabada oo dowladiisu ka wado

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'isul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa ka hadlay talaabada oo dowladiisu ka wado

ismaamulka Tigreega ee waqooyiga Ethiopia.



Abiy ayaa qoraal uu dhigay bartiisa Twiterka wuxuu ku sheegay in howlgalka ka socda waqootiga Ethiopia oo ay ciidanku wadaan uu leeyahay u jeeddooyin cad oo xadidan


Ujeeddooyinka ayuu ku sheegay in la soo celiyo ku dhaqanka sharciga iyo nidaamka Dastuurka iyo in dadka Itoobiyaanka la ilaaliyo xuquuqda ay u leeyihiin ku noolaanshiyaha nabad meel kasta oo dalka ay ka joogaan.


Ra’isul Wasaaraha Ethioia Abiy Ahmed wuxuu kaloo tilmaamay in dowladu si dulqaad leh ay dhowr bilood isugu dayday in nabad ah lagu xaliyo farqiga kala dhaxeeyay maamulk TPLF.


Dadaaladan ayuu tilmaamay in ay fashilmeen, taana loo aaneeynayo dhaqanka diidmada iyo goobad falka ku saleysan ee TPLF, iyagoo talaabadii ugu danbeysay ee baas-abuurka ay weerar ku qaadeen taliska qeybta waqooyi ee ciidamada kuwaas oo degan gobalka Tigreega

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...