Waxaan Garasho Lagu Helin, Garaacasha Lagu Helaa. Q: Abdishakur Gande
بسم الله الرحمن الرحيم
Dadka baa jecel in loo hiiliyo misana ay micno u samayn ama aanay
abaal iyo maamus siinin cidii u hiilisay xiligii halganka. Kuwaasi
amaan mooye way neceb yihiin dhaliil. Mana laha adkaysi ay mucaaridad ku
xamilan, muxaafidna ma xeeriyaan. Ma laha indho arka wanaaga qofka
balse waxy arkaan culayskiisa. Adigoo halgamayuu u muuqan waxtarkaagu
halka dhinaca lidka isku tihiin ka ladi laayahay culayska aad ku hayso
iyo miisaanka aad u leedahay dhinacaa la safan tahay. Taasi waxay
noqonaysa maahmaahdii somaliyeed ee ahayd "Nin garashu wax ku gartaa,
ninna garaacashi".
.
Nin garasho leh baa gudda waxaad gayso. Nin garaacasho lehna wuxu gartaa waxaad gasho.
.
- Qofku intuu kutari karo ayuu ku yeeli karaa-
------------------------------ ------------------------------
--------
.
Nin garasho leh baa gudda waxaad gayso. Nin garaacasho lehna wuxu gartaa waxaad gasho.
.
- Qofku intuu kutari karo ayuu ku yeeli karaa-
------------------------------
.
Nin waxtarkaga garan wuxu garta waxyeladada. Qof waxtarkaaga garan
karin. Ma fahmi karo amuskaaga waayo wuxu wax ku garta adna wax kaga
heshaa garaacasho.
.
. Horaa_Loo_Soconayaa
--+-+---------------+--+------
-------+-+--
.
Qofku qiimahu leeyahay haduu waayo mar aan munaasib ahaynbuu ku muujiya meel aan la jeclaysan. Si'uu qiimihiisa u xaqiijiyo.
.
Jidka uu u maraayo,
Sida looga macaasho,
Isagaa ka masuulee,
Qof is waayay is muuji.
.
Hadaad aragto qof xilkii saarna si saxa u gutay misana waxqabadkiisu muuqan. Oo hagi karila inyar. Dhibtu waxay tahy in qofka/Masuulkaasi uu ka mug wayn yahay wuxuu hayo iyo ciduu u hayaba. Tusaale: Ka waran hadi mooto la saaro mishiin gaadhi? Dee wadi kari maayo ama mootadaasi dhaqaaqi mayso. Waayo? Way mishiinka ayaa mootada ka qaro wayn. Halkaa waxaad ka arkaysaa in mishiinkani u qalmin mootada la saaray. Ana munaasib ku ahayn.
.
# Xaqiiji_Jiritaankaaga.
------------------------------ -------

✔
Adoo gutay waajibkaaga
✔ Ayaa waxtarkaaga muuqan.
.
Hadaad joogto meel kugu haboonayayn ama mudnayn waxqabadkaaga. Caqli, cilmi iyo karti kastoo leedahay wax u tari mayso. Wax kastoo qabatana muuqan maayo waayo waad ka qaro wayn tahay.
.
Ka waran adigoo Geeska Africa hogaamin kara hadaad qoys hogaamiso? Ama adigo aduunka hagi kara hadaad ardaa ku habsaanto?
.
Markasto iskoobto waa marka hogaanka laguu hayo. Markastoo isbalaadhisaana waa marka adigu hogaanka hayso. Markastoo ku fikirta in aad heegada gaadho waa markastoo maskax fiican leedahay. Markaad fikirkaaga fiican u bedesho ficil waa markaad leedahay karti hirgalisa himiladaada nololeed.
.
Waxaad heshaa inta hankaagu yahay. Waxaad gaadhaa halka himiladaadu tahay.
.
Dariiqyada dhagaxda iyo
Dhexdooda jiraan qodxuhu
Waxaa ka dambeeya dhaxal
Dheeeliga kuu diidayee
Is-dhiibka ha moodin nolol
Hankana lama dhabar jabshee
Adooo wax ku dhiiran kara
Hurdada lama moodo dheef.
.
Dhaqaale ku tiirsha iyo
Adoo dhalin kara shirkado
Dhuuniga maalmaha jiriyo
Shaqada lagu dhaafin karo
Kusii dhex jir maaha sharaf.
.
Hansheego dhambaal siree
Intey kaaga dhagi laheyd
Halkey kugu dhaafayaaan
Dhaqaaq oo hore u soco
Ku dhiiiro wax weyn adigu!.
Awbaan Abdikani Mandela

Abdishakur M Hassan
Abdishakur Gande
634200882 # 634454882
Boorama, Awdal Somaliland.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...