Wasaarada Ciyaaraha Somaliland Oo Ganaaxday 8 Ciyaartoy Iyo Gobolka Ay Uciyaarayeen

0
Wednesday November 04, 2020 - 08:19:56 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1987
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaarada Ciyaaraha Somaliland Oo Ganaaxday 8 Ciyaartoy Iyo Gobolka Ay Uciyaarayeen

    "guddida anshaxmarinta iyo dacwadaha ayaa soosaaray"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"guddida anshaxmarinta iyo dacwadaha ayaa soosaaray"

Wasaarada Ciyaaraha Somaliland Oo Ganaaxday 8 Ciyaartoy Iyo Gobolka Ay Uciyaarayeen

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ganaax kusoo rogtay sideed Ciyaaryahan oo ka tirsanaa xulka gobolka Saraar kuwaasi oo sheegay in ay iska casileen xulka gobolkooda .

Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha ee wasaaradda dhallinyara iyo Ciyaaraha , Maxamed Nuux Jibriil ayaa sheegay in sideeda ciyaaryahan ay ku ganaaxeen in muddo Saddex sanno ah aanay ka ciyaarin tartanka Ciyaaraha gobollada Jamhuuriyadda Somaliland.

"guddida anshaxmarinta iyo dacwadaha ayaa soosaaray in sideed ciyaaryahan oo ka tirsan gobolka Saraar kuwaasi oo warbaahinta ka hor sheegay in ay xulkooda iska casileen aanay tartannada Ciyaaraha Somaliland ka qayb geli karin muddo saddex Sanno ah” ayuu yidhi

Loading...
Loading...