Go'aamo Laga Soo Saaray Khilaafkii Ka Dhashay Ciyaartii Dhexmartay Xaysimo Iyo Daad Madheedh
Go'aamo Laga Soo Saaray Khilaafkii Ka Dhashay Ciyaartii Dhexmartay Xaysimo Iyo Daad Madheedh
Hargeysa(HWN):-Garsoorihii dhex-dhexaadinayey Kulankiu Xulalka Daad-madheedh iyo Xaysimo oo laga joojiyey inuu Ciyaaraha Gobollada dhex dhexaadiyo, ka dub khaladaad uu sameeyey sida la sheegay.
Sidoo kale, calan-wadihii koowaad ayaa la saaray ganaax lacageed.
Dhinac kale, Natiijadii lagu murmay ee Ciyaartii Daad-madheedh iyo Xaysimo, ayaa la go'aamiyey in ay ahaado sidii ay ku dhamaatay ee 2-1 ay ku badisay Daad-madheedh, waxaana meesha laga saaray dooddii ahayd un goolkii Xayasimo dhalisayintii ciyaartoyda Daad-madheeedh dabaal degayeen.
Warkan waxa soo saaray guddida dacwadaha ee Ciyaaraha Gobollada
![]() |
![]() |
![]() |
Loading...
Loading...