'' Kala Barro Goboladda Somaliland ''.

0
Sunday November 01, 2020 - 20:48:37 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1284
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Kala Barro Goboladda Somaliland ''.

    W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ahmed Nour Guruje

Goboladda Galbeed ,

Salal /Saylac ,

Awdal/Boorame ,

Gabiley/Gabiley .

Hawd/Baligubadle ,

Maroodi-jeex Hargaysa .



Goboladda Dhexe .


Togdheer/Burco .

Cayn /Buuhoodle ,

Saaxil Berbera

Daad-madheed /Oodwayne .


Goboladda Barri .

Xaysimo/Taleex .

Sool/Laas-caanood.

Saraar/Caynaba

Maakhir/Badhan

Sanaag/Ceergaabo .


Guud ahaan Goboladdu waa 14 Gobol oo u qaybsama sadexdaa qaybood , waxaanan soo jeedi lahaa in sanadka dambe laggu darro Gobolka Waaheen Awbarkhadle iyo Gobolka Karamaan ,Ceel-afwayn si goboladdu u noqdaan 16 Gobol .

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...