Warqad Furan, Mudane Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

0
Sunday November 01, 2020 - 09:38:52 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1077
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warqad Furan, Mudane Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

    Qalinkii Prof.Mohamed Ahmed Farah Mataan (Jaafaa)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qalinkii Prof.Mohamed Ahmed Farah Mataan (Jaafaa)

Waxanan u qalab qaataa wax akhris, wax qoris ama wax qabad.- Waa maxay wadaniyad, bal dib u jaleec hillinkii dheeraa ee xornimada iyo qaranimada Somaliland loo soo maray, sideese shacabkayga loogu beeri karaa geedka wadaniyada ay lahaayeen.

 

Mudane madaxweyne, xasuuso, magaalada burco, xasuuqii 20.12.84. lagu toogtey waxgarad kii, Somaliland.

Mudane madaxweyne, xasuuso, magaalada Muqdisho, xasuuqii, 18.07.89.

 

Waxii shucuur iyo qiiro aad uqabto dalkaaga iyo deegaankaaga wey kuu hayaan;

 

Waxaad damqasho iyo diirnax aad u hayso dadkaaga dalkaaga iyo duunyadiisaba wey kuu og yihiin.

 

 Waxii wel wel iyo walaac kusoo food-saara, ama waxqabad, shacabkaaga iyo dalkaaguba wey kuu og yihiin.

 

PROF. MOHAMED AHMED FARAH MATAAN (JAAFAA)

ANKARA, TURKIYA.

[email protected]

 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...