Waar Odaygii Maxaa Helay

0
Friday October 30, 2020 - 10:56:22 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waar Odaygii Maxaa Helay

    29 / 10 / 20 Keene iyo kordhiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

29 / 10 / 20 Keene iyo kordhiye

Keene. Waaryaa kordhiye.saaxiib mujaahidkii  AXMED MIRE Waan ubaqayaa inay kahrabada ka bakhtiin sababtoo waxa layidhi  Qofka biyahooda cabbaa wuu isaga qoslayaa si kasta hadduu ufiicanyay  Doqonbuu soobaxayaa. 

 

Kordhiye . saaxiib horta waxaa aad sheegayso waxbaa ka jira  Oo inta ninuun geesi ahaa ee markuu meeshaa galay isagoo nacasa   Soo noqday cadad malaha waxaasina waxay bilaabmeen markii   KULMIYE hukunka la wareegay. 

Mujaahid kanna waxa shirqoolay walaalkii af kala haye oo biyihii cabsan 

 

Alla ha sahlo 

 

Guuleed liibaan snm 1710@ livecom.uk


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...