Heego Maxay Ahaayeen

0
Friday October 30, 2020 - 10:53:11 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1452
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Heego Maxay Ahaayeen

    Heegoo maxay yihiin Keene iyo kordhiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Heegoo maxay yihiin Keene iyo kordhiye

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib guruubkan la yidhaa HEEGO  

Maxay ahaayeen bal saaxiib iiga warran.  

Kordhiye.saaxiib kaaga warramay waa guruub ay M/WEYNAHA  

Isku reeryihiin oo iyagu dalka xukuma wasiirada oo dhamina iyaga  

Hoos yimaadaan rag iyo dumarba way leeyiin waxa loo xil saaray  

Inta ay xukuumada muusa biixi ay  jirto in beeshaasi baahiyaheeda  

Dhamays tirto wasiir walibana waa inuu fuliyaa amaradooda  

Waxan dad la xidhayo iyagaa ka danbeeya sababtuna waa in muran  

Iyo soo daaya lagu jiraa oo aan loo fiirsan waxan ay dhacayaan  

Qof kasta oo ka baxaya S/LAAN waa inay ogaadaan meeshuu tegayo  

Oo uu qaataa warqad la yidhaa dhaqdhaqaa  

Guddoomiyahoodu  waa  25 jir  

Qaarbaa halgamayaa sheegta oo la sheegayaa inay yidhaadeen  

Halla xidho qolo qabatay UGAANDHA xaflad xadhg ka jar warshadeed  

Ka qaybgelayay oo ay leeday haweeney S/LAANI  laakiin qoladooda ahayn  

Ee ah reeraha immika ay eryanayaan ee DAADMADHEEDH  

 

ALLA HA SAHLO  

GUULEED LIIBAAN  [email protected]  


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...