Heerarkii Ay Soo Mareen Ciyaaraha Gobollada Somaliland

0
Thursday October 29, 2020 - 10:25:29 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 730
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Heerarkii Ay Soo Mareen Ciyaaraha Gobollada Somaliland

    WQ/Rashiid Odawaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WQ/Rashiid Odawaa

 

Hore waxa u jirtay waayadii xukuumaddii wixi la isku odhan jiray Somalia Tartan ciyaareed oo loo qaban jiray 18 gobol oo ay koobnayd xilligaas Somalia waxay ciyaarahaasi meesha ka baxeen markii uu dhacay Bur burkii Somalia waxana ugu danbaysay Sanadkii 1986  koobkaas oo ahaa labadii sanaba hal mar waxa sababay inay ciyaarahaasi meesha ka baxaan dagaalladii dalka ka dhacay.

 

Tan iyo wakhtigii Somaliland la soo noqotay Madaxbanaanida,waxa ay ka soo bilaabmeen ciyaaruhu sannadkii 2002 dii,waxana loo qabtaa hab (Optional) ah oo aan ahayn xidhiidh hase ahaatee waxaynu odhan karnaa xiiseheeda ayay Leeday wakhtigaas dhallinyartu waxay helaan madadaallo iyo jidh dhis Waxayna ku abuurtaa xamaasad heer sare ah,waxay kaga mashquleen balwadaha,dhalin yar badan ayaa magacoodu kor u soo kacaa oo hela jaanis iyo fursad ay ku soo bandhigaan kartidooda iyo hibada allah siiyay,tartankan waxa ka qayb gelaya 14ka  Gobo lee kala ah;M/jeex,Togdheer,Awdal Saaxil,Sanaag,Sool,Daad madheedh Hawd,Sellel,xaysimo,Buuhoodle,Saraar,Badhan,iyo gebiley.

 

Taariikhda Ciyaaraha Koobka Gobolada Somaliland.

 

 

tx

Sannadka finalka

Taariikhda

Qaadday VS laga qaaday

 

1

Koobkii 1aad

2002 dii

M.jeex  Vs  Gabiiley

 

2

Koobkii 2aad

2003 dii

T/dheer vs  Sanaag

 

3

Koobkii 3aad

2004 tii

Sanaag   Vs T/dheer

 

4

Koobkii 4aad

2007 dii

T/dheer  Vs Awdal

 

5

Koobkii 5aad

2011kii

M/jeex    Vs Hawd

 

6

Koobkii 6aad

2013kii

M/jeex    Vs  Hawd

 

7

Koobkii 7aad

2016kii

Awdal      Vs Saaxil

 

8

Koobka  8aad

2020kii

???????????????????









&

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...