Noocaasaa Innagu Badan

0
Thursday October 29, 2020 - 10:23:19 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1082
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Noocaasaa Innagu Badan

    Keene iyo kordhiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Keene iyo kordhiye

28 / 10 / 2020  

NOOCAASAA INNAGU BADAN  

Keene iyo kordhiye  

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib ma daawanaysay nin canbaaraynayay  

Hoggaamiya xirsi oo isga udoodaayay ninkaas oo ka mid ahaa raggii  

Shidaalka keeni jiray ee uu ka qaaday yarka  M/WEYNUHU dhalay  

Ee caruurta ah.  

 

Kordhiye. Noocaasaa innagu badan markaa si aynu hore ugu soconaa  

Way adagtay kulahaa maxaa kaa galay waxa nalaga qaaday  

Waa xukuumadayadii hanna dhex gelin  

Saaxiib waxaan ku qoslay siduu isu xariifinayay ee dhinac dhinac kursiga  

Ugu fadhiyay sidii nin wax qiima le ku hadlaaya  

Waxa kaluu moodayaa markuu sidaa uhadlo in isaga lasoo dhoweynayo  

Oo loo fasaxayo inuu keeno bitroolka  

Muusaanu aqoonba in meeshaba waxa keenay ay tahay ka ururso  

Hadalkiisana aanu ogaynba.  

ALLA HA SAHLO  


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...