Fariin wacyigalin caafimaad.

0
Thursday October 29, 2020 - 10:21:19 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 813
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fariin wacyigalin caafimaad.

    Ciyaaryahanada & Taageerayaasha Gobalada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaaryahanada & Taageerayaasha Gobalada
.
Kahortaga & xakamaynta khatarta xanuunka Coronavirus oo halistiisu kufidayso dalka & dunida.
  


Wasiirka Wasaaradda H. Caafimaadka JSL Mud: Cumar Cali Cabdilaahi wuxuu Ciyaaryahanada Iyo Taageerayaasha Gobalada farayaa in ay ku dhaqmaan shuruudaha kahortaga iyo xakamaynta kana fogaadaan aabaabaha khatarta xanuunka Coronavirus kufidi karo oo halistiisu ay wali kajirto dalka gudihiisa iyo guud ahaan dunidaba.


Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL deddaalada joogtada ah ee ay ugu jirto horumarinta adeega caafimaadka waxa qayb ka ah ka qayb qaadashada shirarka iyo goobaha la iskugu imanayo, haday tahay talo iyo tilmaamo caafimaad, agab iyo adeeg, gargaar, gurmad iyo gaadiid intaba.


Waaxda Xidhiidhka Dadweynaha, Wacyigalinta Iyo Warbaahinta.
Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...