Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE Oo Berri Furmaaya

0
Tuesday October 27, 2020 - 23:08:24 in News by A. Asbaro
  • Visits: 791
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE Oo Berri Furmaaya

    Hargeisa(HWN):-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere, ayaa sheegay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(HWN):-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere, ayaa sheegay

Hargeisa(HWN):-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere, ayaa sheegay in shirwaynihii afraad ee xisbiga Kulmiye ay ka soo baxday in muddo bil gudaheed ah uu ku qabsoomo shirwaynaha golaha dhexe, iyada oo shirkaasina maalinta berito ah ka furmi doono hotel Maansoor ee magaaladda Hargeysa.



Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye, waxaa uu sheegay in shirkan aanay ka soo qayb gelaynin wax ergooyina balse loo bahan yahay xubnaha golaha dhexe oo kaliya kuwaa oo ku soo baxay liiskii golaha dhexe ee laga soo saaray shirwaynihii afraad ee xisbiga dhawaan uga qabsoomay magaaladda Hargeysa.

Xubnaha golaha dhexe ayaa guddoomiyuhu ku wargeliyay in ciddii aan qaadan kaadhka ay kaga qayb gelayaan shirka ay u soo doontaan xarunta dhexe ee Xisbiga oo ay kaadh qaadashadu ka socon doonto ilaa iyo caawa.

Loading...
Loading...