Waxaad Garataa

0
Tuesday October 27, 2020 - 18:22:25 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaad Garataa

    GUULEED LIIBAAN

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

GUULEED LIIBAAN

26 / 10 / 2020  

Waxaad garataan.  

Keene iyo kordhiye.  

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxaan bulshada s/laan  

Weydiinayaa dalka labaatan jirkiisu isagoon meela ushaqo tegein  

Yahay saaxiib malaayiin.  

 

Kordhiye. Kkkkkkkkkk saaxiib innakaan dadkaba wareerin si fudud  

Aankuugu sheego saaxiib dalkaasi isaga oo weliba aan la aqoonsan  

Oo dadkiisuna foqor yahay dalkaasi waxa weeye S/ LAAN  

 

KEENE.saaxiib ma qaar sixirka yaqaanbaa siday ku dhacaysaa  

 

Kordhiye .saaxiib maya sixirka ma yaqaanaan aabahood ayaa ah  

MADAXWEYNAHA DALKA.dabeed waa guro yaa waddani  

ALLA HA SAHLO  

 

GUULEED LIIBAAN  .snm1710@live com.uk  


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...