"Cali Baqdaadi Waxa Uu Isku Darsaday Tuugnimo Iyo Guulwadenimo."

0
Tuesday October 27, 2020 - 17:46:17 in News by
  • Visits: 1143
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Cali Baqdaadi Waxa Uu Isku Darsaday Tuugnimo Iyo Guulwadenimo."

    "Cali Baqdaadi Waxa Uu Isku Darsaday Tuugnimo Iyo Guulwadenimo."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Cali Baqdaadi Waxa Uu Isku Darsaday Tuugnimo Iyo Guulwadenimo."

Hargeysa(HWN):-xidhiidhiyaha qaaradaha yurub iyo Ameerika ee xisbiga Waddani Cismaan Cumar Dool ayaa ka hadlay musuq maasuqa dul hoganaya gudoomiyaha baanka Cali Ibraahim Baqdaadi.


Xidhiidhiye Cismaan Cumar Dool ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku soo bandhigay musuqa dul hoganaya gudoomiyaha baanka.



Adeer yarkii Cali Baqal uu adeerka u ahaa ee Sweden joogayow heshiiskeenii waan ka baxay, waayo dee wa ka waxaa qoraya.

Horta hadii aad doonayso in aad ogaato ninka afarta sifood ee socda isku darsaday waa Ali Baqal.

1. Guulwadanimo

2 Tuugnimo

3 Cadaownimo

4 Iyo Tolkii oo la foolxumaday.

Arintii Ina Cumar Carte ee ay umada oo dhami ka hadlaysay ayuu wuxuu dhakada ka saaray Xisbiga Wadani.

Guulwadenimada iyo Tuugada kulamaan yaabin waxaan kula yaabay Cadownimada iyo sida uu Tolkii ula fool xumaaday.

Ninka Xisbiga Wadani Hogaamiyaha ka ah Mar isaga ayaa Abti ah oo ay Inaadeertii dhashay marna isaga ayuu Abti u yahay oo waxaa dhashay Gudoomiyaha Inaadeertii, marna waa u Seedi oo inanta uu qabaa waa Muuse Cabdalle.

Hadii uu Daaquudka Guulwadaha xumaaday ahi wax kale kaga xishoon waayay ma wuxuu kaga xishoon waayay waar ninkaa aan cidna caayin cidna ku gefin ee marka ilmaadeernimada laga tago aad laba goo rabti isu tihiin hadana aad inaadertii qabto, hadii aad diiday oo ay calooshada baahani kuu diiday in aad ag fadhido oo aad isaga dhisto iska nabad geliyuun oo eedo aanu Xisbigiisi lahayn ha u samaynin.

Bal Cali Baqalow cimri kumuu hadhine waa halkaad ku cuntaa xaaraanta sida xun ku soo gashay.

Ciyaalkiina u qaybi xaaraantii ha noo soo caayane.


Loading...
Loading...