Dowladda Somalia & Maamulka Galmudug oo ka wada hadlay Amniga doorashooyinka

0
Tuesday October 27, 2020 - 09:19:46 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1234
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Somalia & Maamulka Galmudug oo ka wada hadlay Amniga doorashooyinka

    Taliyaha ayaa sheegay in Gudiga Amniga Doorashoyinka Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ayaa sheegay in Gudiga Amniga Doorashoyinka Soomaaliya




Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Dahir Ciid ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Ahna Gudomiyaha Gudiga Amniga Doorashoyinka Soomaaliya Gen Xajaar.

 

Kulankaan oo ay goobjoog ka ahayeen Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliya iyo kuwa Galmudug ayaa diirada lagu saray Amniga Doorashada Soomaaliya gaar ahaan mida ka dhacaysa Magaaloyinka Dhusamareeb iyo Galkacyo.

Taliyaha ayaa sheegay in Gudiga Amniga Doorashoyinka Soomaaliya ay sanadkan awooda sarayan in wadanka ay ka dhacdo doorasho lagu wada qanacsan yahay oo so amni ah ku dhacda.

 

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ayaa tibaxay in Galmudug u ka jiro amni la isku halayn karo waxana uu intaasi ku daray in ay Galmudug ay sanadkan ka dhici doonto Doorashada ugu dahfuran islamarkana noqon doonta mid xor iyo xalal ah.

 

Taliyaha Booliska Soomalia ayaa maalmahan ku sugnan doona Galmudug waxana uu safaro ku kala bixin doona Magaaloyinka dhowr ah.


Loading...
Loading...