Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Xaaladdiisa Caafimaad

0
Monday October 26, 2020 - 14:56:32 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1461
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Xaaladdiisa Caafimaad

    Hargeisa(HWN):-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(HWN):-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed

Hargeisa(HWN):-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka hadlay Xaaladdiisa Caafimaad, waxaannu sheegay innuu Xaaladdiisu ay fiican tahay, isla markaanna aannu wax Xanuunna ama callaamaddaha COVID19 ah darreemayn.
Cabdiraxmaan Cirro on Twitter:


Guddoomiye Cirro waxa uu sheegay innuu wali ku jiro Xaalad karrantiil ah, balse uu dhawaan ka soo bixi doonno, isagoo mahad-celiyay bulshaddii tirada badnayn ee uu soo ducaysay.

"Xaaladdayda Caafimaad aad bay u fiican tahay, bisha 23-keeddii anigaa ku qoray Twitterka iyo Facebook-kayga in la iga helay COVID19. Waxaan u diyaar-garoobay safar aan u soo socday dalkii oo aan maanta oo Axadda oo ku laabto dalkii. Waxaan doonnaayay inaan shahaadadii COVID19 soo qaato, markaa jimcihii oo bishu ahayd 23 ayuu Dakhtarkii ila soo hadlay, markaa waxa uu ii sheegay in la iga helay Caabuqaas COVID19.

Markii Dakhtarku ila soo hadlay ilaa imika xaaladdaydii waxba iskama badalin, Xumed ma lihi, waan Caafimaad qabaa, wax callaamadihii COVID19 ahna ma darreemaayo, waxaan u mahad naqayaa intii ila soo xidhiidhay oo Nus Malyuunka ku dhawaa"

Loading...
Loading...