Xisbiga Wadani Waji Cusub Ayuu Ubaahan Yahay

0
Wednesday April 24, 2019 - 09:45:10 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1509
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Wadani Waji Cusub Ayuu Ubaahan Yahay

    Waxaan marka hore salaamayaa dhamaan reer somaliland intaa kadib

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan marka hore salaamayaa dhamaan reer somaliland intaa kadib

Xisbiga wadani waxa uu galay doorasho adag oo awood iyo dhaqaale badan ku baxeen oo gooldaro kasoo gaadhay
Taas oo ilaa iminka jahawareer keedii uu haysto taas oo sababo badan lahayd oo uu gudoomiyuhu qayb wayn ku lahaa
hadaba maanta xisbiga iyo dalka arimo badan ayaa hor yaala oo ubaahan go,aan qaadasho iyo mawqif cad in aad iskataagto oo aad codkaaga cid waliba maqasho taas oo aan ilaa iminka laga hayn madaxa sare ee xisbiga


sidaa awgeed xisbigu waxa uu ubaahan yahay isbedel wayn oo xaga sare ah oo itijaaha u saxa taageerayaasha iyo shacabkaba.
Taas ayaa laga sugayaa xisbiga wadani.

Ahmed abdi

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...