Shanta Cuntee Maskaxda Binaademka Koriya

0
Wednesday April 24, 2019 - 09:40:44 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1819
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shanta Cuntee Maskaxda Binaademka Koriya

    Cuntada uu qofku qaato ayaa si toos ah saamayn ugu leh hawlqabadka maskaxda. Sidaas awgeed waxaad awood

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cuntada uu qofku qaato ayaa si toos ah saamayn ugu leh hawlqabadka maskaxda. Sidaas awgeed waxaad awood

u leedahay doorashada cuntada saxda ee korin karta awoodda maskaxadaada, taasi oo si weyn u caawinaysa xusuusta maskaxda iyyo hawlqabadkeeda.



Cunto dheelitiran ayaa ah tan lagula taliyo dadka, waxase jira cuntooyin si gaar ah waxtar ugu leh shaqada maskaxada kuwaasi oo loo yaqaano cuntada maskaxada. Kuwni waa ku ugu fiican dhinaca maskaxada waxaana ka mid aha:


Kaluunka

Shaki kuma jiro inuu kaluunku yahay mid aad faa’iido badan u leh, maxaa yeelay wax ku badan acid Omega iyo saliida kaluunka oo ah cuntooyinka ugu muhiimsan ee dhinac maskaxda. Kaluunka laftiisa ayaa usii kala wanagaasan dhinac maskaxada waxa ugu fiican noocyada : Salmon, Saradine, Tuna, Herring, Mackerel iyo Ansjos.


Khudaarta iyo Midhaha

Khudaarta iyo midhaha ayaa iyana ah mid waxtar weyn u leh dhinac shaqada maskaxada . Waxaana ugu fiican khudrada noocayad Canabka, daba case, Mooska, Canbaha, tufaaxa, tamaandhada iwm.


Biyaha

80% ka mid ah maskaxda wuxuu ka kooban yahay biyo, sidaa awgeed haddii aad biyo bada cabto waxay dhiirgleinaysa shaqada maskaxda, waxa kale ay ka caawinaysa kana hortgeysa in masaxada qaliin lagaga sameeyo. waxaana ay dhakaahtiirtu cilmi baadhistaan smayyay ku taliyeen in ugu yaraan aad maalintii cabto laba litir oo baiiyo .


iyo nahay in aadan u baahnayn maskaxdooda ku qalitaanka si loo ogaado in la cabo biyo badan si hayn maskaxda ka biyo cabaan iyo inay ka shaqeeyaan heerarka fiicnayn awoodi, iyo yaab leh ma ahan, in badan oo dugsiyada ku kulmi talo iyo aad u siiyaan biyaha dhalada ay ardayda si ay u joogteeyaan ee waxtarka iyo Tahbhm maalintii oo dhan, sidaas darteed isku day in aad cab ugu yaraan laba litir oo cabitaan ah maalintiiba.


Shaglaydhka ( Shukulaato)


Rumayso ama ha rumaysan, waxa cad in shukulaatadu laga sameeyay midhah digritu ay wax badan u ka qayb qaadato hawsah maskaxad. cilmi-baaris ayaa lagu ogaaday in shukulaatada, gaar ahaan , tan a mku badan tahay maadada "Alflavanol” ay wanaajiso socodka dhiigga ee goobaha muhiimka ah ee maskaxda. Waxaan afiican in la qaato laba saacadood ama saddex ka dib cunista , sidaa darteed waxaa lagu talinayay in la cuno shaklaydhka. by ayan s hashi


[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...