Roob Sababay dhimasho Iyo dhaawac oo ka da'ay Galgaduud

0
Saturday October 24, 2020 - 09:48:10 in News by Faisal Abdullahi
  • Visits: 1277
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Roob Sababay dhimasho Iyo dhaawac oo ka da'ay Galgaduud

    Roobka Deyrta Ayaa Maalmahaan Ka Da'ayay Qeybo Ka Mid Ah Gobolka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Roobka Deyrta Ayaa Maalmahaan Ka Da'ayay Qeybo Ka Mid Ah Gobolka




Roob Geystay Qasaare Isugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Da Ay Magaalada Baxdo Oo Ka Tirsan Gobolka Galguduud.

 

Roobka Deyrta Ayaa Maalmahaan Ka Da’ayay Qeybo Ka Mid Ah Gobolka Galgaduud Waxaana Xalay Roob Xooggan Oo Ka Da’ay Magaalada Baxdo Ee Hoos Timaada Cadaado Ku Dhintay Gabar Yar Halka Ruux Kale Oo Dhawaac Kasoo Gaaray Kadib Markii Uu Hoygii Ay Ka Degenaayeen Uu Ku Dumay.

 

Ruuxa Dhaawaca Uu Soo Gaaray Oo Ah Gabar Kale Ah Ayaa Lagu Dabiibayaa Cisbitaalka Magaalada Baxdo Ee Gobolka Galguduud Sida Uu Warbaahinta U Sheegay Mid Kamid Ah Dadkii Goobjooga Ahaa.

 

 


Loading...
Loading...