Guddoomiye Cirro oo laga Helay Covid-19, kana Hadlay Xaaladiisa Caafimaad

0
Friday October 23, 2020 - 16:18:57 in News by A. Asbaro
  • Visits: 2067
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Cirro oo laga Helay Covid-19, kana Hadlay Xaaladiisa Caafimaad

    Guddoomiye Cirro oo laga Helay Covid-19, kana Hadlay Xaaladiisa Caafimaad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye Cirro oo laga Helay Covid-19, kana Hadlay Xaaladiisa Caafimaad

Hargeisa(HWN):-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa sheegay in caafimaadkiisu fiican yahay kadib markii laga helay xannuunka safmarka ah ee Covid-19.




Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo ku sugan dalka Filand, ayaa xusay in tallada dhakhaatiirtu siiyeen uu qaadanayo, islamarkaana toddoba maalmood oo xakameyn ah uu ku jiri doono, haddana caafimaadkiisu wanaagsan yahay.

Guddoomiyaha Cirro oo barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee Facebook, soo dhigay qoraal kooban oo uu kaga hadlayo caafimaadkiisa iyo xannuunka safmareenka ah ee laga helay ayaa yidhi. "Mahad oo dhammi ILLAAHEY ayay u sugnaatay, maanta (shalay) waxa la iga helay xannuunka safmareenka ah ee Covid-19, baadhis kaddib waxa aan ku jiri doonaa karantiin-iskay ah oo toddoba maalmood ah sida dhakhtarku ku taliyey, Caafimaadkayguna aad buu u fiican yahayā€¯

Xannuunkan safmarka ah ayaa dunidda mar labaad soo laba kacleeyay, dalal badanina ay tallaabooyin hor leh qaadeen.

Loading...
Loading...