Itoobiya iyo Rwanda oo Iska Kaashanaya Horumarinta Dhallinyarada

0
Wednesday April 24, 2019 - 08:06:49 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1676
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Itoobiya iyo Rwanda oo Iska Kaashanaya Horumarinta Dhallinyarada

    Addis Ababa(HWN)- Itoobiya iyo Ruwanda ayaa ku heshiiyey inay iska kaashadaan horumarinta Dhallinyarada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Addis Ababa(HWN)- Itoobiya iyo Ruwanda ayaa ku heshiiyey inay iska kaashadaan horumarinta Dhallinyarada. Wasiirka Dhallinyarada Ruwanda Rosemary Mbabazi ayaa magaalada Kigali ee caasimadda Ruwanda ku qaabilay Wasiirka Dhallinyarada Itoobiya Mrs. Yelem Tsegay oo booqasho ku tagtay Ruwanda.



Waxay labada Wasiir ka wada hadleen sidii loo fulin lahaa qoddobo badan oo ay hore ugu heshiiyeen labada Wasaaradood ee Dhallinyarada ee dalalka Ruwanda iyo Itoobiya.


Waxa kaloo labada dhinac isku waafaqeen inay si dhow uga wada shaqeeyaan sidii loo horumarin lahaa danaha da’yarta labada dal Ruwanda iyo Itoobiya.



Hadhwanaagnews.

Loading...
Loading...