Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray Amniga Caasimadda

0
Thursday October 22, 2020 - 08:54:13 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 890
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray Amniga Caasimadda

    Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha amniga, Nadaafadda iyo horumarinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha amniga, Nadaafadda iyo horumarinta




Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo MaaliyaddaAxmed Xasan Iimaan ayaa shir gudoomiyay kulanka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo ah mid todobaadla ah, kaas oo looga hadlayay horumarinta Caasimadda.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha amniga, Nadaafadda iyo horumarinta caasimadda. Iyadoo ay ka qeyb galeen Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir, qaar ka mid ah Agaasimeyaasha Gobolka iyo xubno kale.

 

Shirka oo ah mid todobaadle ah ayaa la isku afgartay in la dar dargeliyo bilic soo celinta caasimadda iyo xoojinta amniga.


Loading...
Loading...