Duuliyihii Diiday Inuu Duqeeyo Somaliland Oo Lagu Maamuusay Hargeysa+Sawiro

0
Wednesday October 21, 2020 - 14:16:24 in News by
  • Visits: 2837
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duuliyihii Diiday Inuu Duqeeyo Somaliland Oo Lagu Maamuusay Hargeysa+Sawiro

    Duuliyihii Diiday Inuu Duqeeyo Somaliland Oo Lagu Maamuusay Hargeysa+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Duuliyihii Diiday Inuu Duqeeyo Somaliland Oo Lagu Maamuusay Hargeysa+Sawiro


Axmed Maxamed Xasan, "Axmed Dheere" duuliyihii diiday duqeyntii cirka ee Hargeysa ee diyaaradihii dawladii Soomaaliya , 13julay 1988kii ee diyaaradii uu waday xeebta Djabuuti ka dajiyay oo caweys balaadhan Hargeysa loogu qabtey caawa.


Duuliyahan oo deegaan ahaan kasoo jeeda gobolka Banaadir oo isla galabtana suuqyada Hargeysa socod luga ku marayay ayaa salaan iyo sawiro bulshadu safaf u galeen yagoo soo dhaweynaya.



Waxaa xusid mudan in wasiirka arimaha gudaha isla madashaasi looga codsaday inuu sii daayo Bilaal Bulshaawi oo isla duuliyaha deegaan kasoo wada jeedaan oo ku jira xabsi Hargeysa kuyaala, wasiirkuna wuxu soo dhaweeyay soo jeedintii dhalinyarada.

Image may contain: 2 people, people standing
Image may contain: one or more people and people standing
Image may contain: 6 people, people standing
Image may contain: 14 people, people standing and suit
Image may contain: one or more people, people standing and people on stage
Image may contain: 4 people, people sitting and crowd

Image may contain: 2 people, crowd
Image may contain: 4 people, people standing and outdoor
Image may contain: 4 people, people standing and outdoor
Image may contain: 1 person, standing and outdoor
Loading...
Loading...