'' La Soco Aduunka , Taiwan Iyo Shiine Maxaa Kala Haysta ''.

0
Wednesday October 21, 2020 - 12:55:25 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1004
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' La Soco Aduunka , Taiwan Iyo Shiine Maxaa Kala Haysta ''.

    W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ahmed Nour Guruje

Maalintii shalay ahayd Hoteel ku yaala caasimadda wadanka Fiji oo ah jasiirad ku taala badwaynta Pacific munaasabad ku saabsan maalinta xoriyadda Taiwan oo ka socoto Hoteel ku yaala wadankaas Fiji caasimadiisa ayaa oo ay soo qaban qaabisey qunsuliyadda Taiwan ee Fiji marti badan oo wasiiro reer Fiji ihina ku sugnaayeen waxaa soo galay Diblomaasiyiin ka tirsan safaaradda Chine ee Fiji ka dibna waxay feedh iyo laad kala daaleen ergaddii reer Taiwan , ka dibna labba diblomaasi ayaa durba loola cararay cisbitaalka , xafladiina waxaa loo dalbaday Booliis dheeradda oo amaanka sugga .



Shiinaha iyo Taiwan meel kasta oo ay iskaga soo hor baxaan feedhkaas uun baa ka dhaxeeya , Somaliland iyo Somaliya weli sidaa xaalkoodu maaha , ilaa xaalkoodu heerkaa gaadhana sidan uun bay isaga lushayaan.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...