Kaadiriin Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Oo Xilal Looga Magacaabay Dawlada Soomaaliya

0
Tuesday October 20, 2020 - 13:28:16 in News by
  • Visits: 3310
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kaadiriin Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Oo Xilal Looga Magacaabay Dawlada Soomaaliya

    Kaadiriin Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Oo Xilal Looga Magacaabay Dawlada Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kaadiriin Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Oo Xilal Looga Magacaabay Dawlada Soomaaliya

Muqdisho(HWN):-xubno ka tirsan xisbiga Kulmiye ayaa xilal wasiiro ah looga magacaabay dawlada federaalka ah ee soomaaliya.


Proff Maxamed Cismaan Dube oo ka mid ahaa xubnihii diyaariyey barnaamij siyaasadeed Kulmiye ku galay doorashada madaxtooyada 2017 ayaa loo magacaabay wasiirka warfaafinta soomaaliya halka Cabdale Xaaji Cali loo magacaabay wasaarada qorshaynta.



Kulmiye oo dhigiisa waddani ku eedayn jiray xidhiidh uu soomaaliya la leeyahay ayey fadhidaa eedayntaasi maadaama oo masuuliyiintii ugu sareeyey xilal wasiiro ah ka heleen dawlada cusub ee soomaaliya.

Image may contain: 1 person, standing
Image may contain: 2 people


Loading...
Loading...