Madaweyne Lafta Gareen Oo La Kulmay Wafdi Caalami Ah

0
Tuesday October 20, 2020 - 08:53:59 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 917
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaweyne Lafta Gareen Oo La Kulmay Wafdi Caalami Ah

    Madaxweynaha ayaa ugu horeyn warbixin ka dhagaystay Mas'uuliyiinta iyo Socdaalkooda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha ayaa ugu horeyn warbixin ka dhagaystay Mas'uuliyiinta iyo Socdaalkooda




Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo uu wehliyo Gudoomiyaha Barlamanka Koonfur Galbeed Dr Cali Saciid Fiqi ayaa Madaxtooyada kulan kula qaatay Mas’uuliyiin ka socday USAID iyo Hay’adda TIIS oo gaaray Baydhabo.

Madaxweynaha ayaa ugu horeyn warbixin ka dhagaystay Mas’uuliyiinta iyo Socdaalkooda Baydhabo, waxaana ay ka warbixiyeen Howlaha shaqo ee ay ka wadaan Deeganada Koonfur Galbeed iyo sida ay uga qeybqadanayaan Hirgelinta Goobaha Muhiimka uah Bulshada sida Dib-udhiska Wadooyinka iyo Xarumaha Danta Guud,

 

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Masuuliyiinta uga mahadceliyey Booqashada ay ugu imadeen, waxaana uu Amaanay shaqooyinka wanaagsan ee ay ka wadaan deeganada Koonfur Galbeed Waxa uu ku Bogaadiyey inay sii laba jibaaran shaqooyinka.

 


Loading...
Loading...