'' Awalba Flash Baa Heesi Jirtey , Flashtiina Way Taalaa ''.

0
Sunday October 18, 2020 - 18:02:06 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1035
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Awalba Flash Baa Heesi Jirtey , Flashtiina Way Taalaa ''.

    laakiin qof intuu dadka isa soo hortaago meel aan cidiba waxba ka tumaynin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

laakiin qof intuu dadka isa soo hortaago meel aan cidiba waxba ka tumaynin

Qof isa soo taagga umadda horteedda , ka dibna loo tumo aaladdo miyuusig oo kala jaada , dabeeto marka uu miyuusiggu is qoro ee isu isku duba dhaco inta uu mikirifoonka halabsaddo codkiisa iyo miyuusigu isugu milmaan sidda sonkorta iyo biyaha isugu milmaan oo kale iyadoo dadku wada eegayaan ereyadda afkiisa kasoo baxaya iyo dhawaqa miyuusiggu sidey isula falgalayaan ayaa la odhan karaa heesihii ayuu ka fadhiistey , markaasaa hadii uu ahaa fanaan la xiisayn jirey isagoo maqan Flash yadda lagga sii dhaygaysan karaa codkiisii sidda hoobaladdii Maxamed Mooge iyo Maxamed Saleebaan , laakiin qof intuu dadka isa soo hortaago meel aan cidiba waxba ka tumaynin , mikirifoon xidhan uun afka saarsaara , dabeeto dadku Flash koombituur ku jirta dhagaystaa , muxuu ka fdhiisanayaa , saw awalba Flash may heesi jirin ,ma qof baa heesi jirey Flashti waa sideediiye .

 

W/Q: Ahmed Nour Guruje


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...