Waxaa Qoray:Axmed Kheyr (Ex.Fannaan Axmed-Biif)

0
Sunday October 18, 2020 - 11:06:32 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1354
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaa Qoray:Axmed Kheyr (Ex.Fannaan Axmed-Biif)

    Ugu danbeyn waxaan ku soo khatimaa ducadii uu ku duceystay Nebi Yuusuf C.S.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu danbeyn waxaan ku soo khatimaa ducadii uu ku duceystay Nebi Yuusuf C.S.

"Walaalayaal sawirkan waxaan galnay 4 sanno ka hor anigoo Axmed Biif ah iyo saaxiibkay Maxamed BK; waqti uu gurigiisa igu marti qaaday. Laakiin maantay waxaan idiin hayaa War farxad leh; oo ah anigoo Axmed Kheyr ah iyo Saaxiibkay Maxamed Mubaarak ah. Allaahu Akbar.

 

Waxaan wada hadalnay saacado ka hor walaalkey; is xogwaraysi dheer kaddib waxaannu isla qaadannay inaan dacwada ka wada shaqayno, insha Allaah inta nolosha ka dhiman saaxiibkay Cabdi Hani iyo Maxamed Mubaarak iyo anigu insha Allaah khayrka ayaan isu garabsan doonaa.

 

Waxaan ugu bishaareynayaa qof walba oo samaha iyo kheyrka jecel in Arbacada uu ku dhawaaqi doono in uu fanka uu Allaah dartiis uu uga bixi doonno, insha Allaah walaalayaal noo soo duceeya dhammaanteen in uu rabbi khaatumada nagu dilo insha alaah

 

Ugu danbeyn waxaan ku soo khatimaa ducadii uu ku duceystay Nebi Yuusuf C.S.

: (رَبِّقَدْآتَيْتَنِيمِنَالْمُلْكِوَعَلَّمْتَنِيمِنْتَأْوِيلِالأَحَادِيثِفَاطِرَالسَّمَاوَاتِوَالأَرْضِأَنْتَوَلِيِّيفِيالدُّنْيَاوَالآخِرَةِتَوَفَّنِيمُسْلِمًاوَأَلْحِقْنِيبِالصَّالِحِينَ).


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...