Ciyaartooy La Afduubo, Calan Ay Huwiyaan, Cashiiro Meyd Lagaboobo, Somalilan Ku Canaadka.

0
Sunday October 18, 2020 - 09:39:16 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 179
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciyaartooy La Afduubo, Calan Ay Huwiyaan, Cashiiro Meyd Lagaboobo, Somalilan Ku Canaadka.

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B]

TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHODA.

 

1-DAWLADIHII CITIRAAFKIYO,CAALAMKU UU OGOLAADAY,

  CABSIDAN AY KA QABAAN,DAWLADEENAN CAWAYSAN,

 CAAGAD YAROOD BIYAHA,KU CAB AAD ISTIDHAAHDAY,

CADHODA AY BAKHTIYAANO,CUNAHAY ISQABTAANBA,

 

2-CIBAARADAAN ARKAYAAYE,CALAAMO IWEEYIYO YAAB,

   CIYAARTOOY LA AFDUUBAYO,CALAN AY HUWIYAANIYO,

  CASHIIRO MEYD LAGA QAADO,SOMALILAN KU CANAADA.

 CARADOODA LAGU AASTAAN,CAQLIGOODUBA DHAAFIN.

 

3-COLAADAN DUULKA KU RAAGTAY,CAADILKA KA BOGSIIN,

   N.F.DH CAARIF XOGTOODA,FAARAXBAW CILMIYEEYEYOO,

   CAMALKOODA YAQAANO,CUDURKA YAY KU TALAALINE,

 CAGJARUUN NOOGA ILAASHA,CIMRIGIISU HA RAAGEE.

                       Ismail Abdillahi Handuleh.
Lis Dairy
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...