MUUSE Oo Lameeraystay Diyaaradhii Iyo Shacabkii

0
Sunday October 18, 2020 - 09:36:02 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1348
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    MUUSE Oo Lameeraystay Diyaaradhii Iyo Shacabkii

    W/Q: Ahmed jama

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ahmed jama



Muuse Biixi waxa uu caan ku noqday in uu arinkasata oo xukuumadiisa gala in uu ku dhego oo wax tasaasul ah ka samayn iyo garnaqsi iyo ku jiqsii


Waa ta keentay eray bixinta caanka noqotay ILAMEERAYSO

Muuse qaab madax wayne nin udhaqma maaha madaxda waxa lagu yaqaanay dulqaad xaqdhowr iyo in ay wax xeerin badan sameeyaan lkn ninkan waa kii ugu horeeyay ee somaliland soo mara ee aad moodo in ciil badan iyo cadho hayso


Hadaba rajada qudha ee reer somaliland leeyihiin waxa weeye in ay doorashada ay isdhaafiyaan mucjisadan ku habsatay kii lakeenaaba kan uu dhaamayaa

 

W/Q: Ahmed jama 

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...