Hambalyo Turkiga W/Q: Mohamed Aden Hassan.

0
Sunday October 18, 2020 - 09:32:56 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 855
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Turkiga W/Q: Mohamed Aden Hassan.

    TWITTER: HON Mohamed Aden Hassan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

TWITTER: HON Mohamed Aden Hassan

Hambalyo Dalka turkiga o kaalinta labaad ka galay dalalka sameeya e soo saara diyaaradaha Drones ka ah e iskeed isu wada bilaa duuliye isla markaana meel fog laga hago.



Diyaraada  Bayraktar TB2 o ah diyaarad drone ah ayaa badashay qiyaasihi jirey e drone ka iyo sida lookala horeeyay isla markaana wax walba ka dhigtay cidhibta o madaxa la kor mariyay marka laga yimaado diyaarada F 35 E United State Ka.

       

 

 

Tobanka dal e drone ka dunida ugu wanaagsan sameeya waa:

1. United States     2.Turkey    3.  United Kingdom    4.  Italy     5.France    6. Spain  7. Germany 8.  Australia   9.  Indonesia   10. Greece.

 

Diyaarada Bayraktar TB2 waxay si toos ah usoo shaac baxday dagaaladii Syria iyo libiya e turkiga galay waxayna si toos ah u burburisay dhamaan diyaaradihi iyo gantaaladii cadawga.

Bayraktar TB2 waa diyaarad dhexdhexaad ah oo Turki ah oo aan cidi wadin oo aan duuliyaha wadin oo awood u leh in meel fog laga hago ama hawlo duulimaad madax-bannaan oo ay soo saarto shirkadda Turkey′s Baykar ay ugu horreyso Ciidanka Cirka ee Turkiga.

Nooca Engine ka diyaaradana waa Rotax 912 Dulimaadki ugu horeyay waxay samaysay  August  2014

TWITTER:     HON Mohamed Aden Hassan

            Email:          [email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...