'' Kulmiye Baaqi Baabu Inaggu Yeeshey '' .
Mudddo markii uu sidaa ku joogay , ee maalin walba uu qaadanayay baaqi aanu lahayn isagoo aan lacag bixin , ayaa laggu ogaaday laguna wada bartay ka dibna waxaa loo bixiyey baaqii leh .
Imika waa halkaase , xisbigii kulmiye , iyadoo aan komishinkii lagga heshiin , iyadoo aan saami qaybsigii lagga heshiin , iyadoo aan waxba la isla meel dhigin ayuu intuu iska soo fadhiistay ku leeyahay doorasho ayaanu qabsanaynaa Xisbigii Waddani ka maqan yahay ,waaba halkii ninkaas odayga ahaaye , Kulmiye dayn baynu moodaynay in aynu ku leenahaye , inagii ayaabu daalac inoo raacayoo baaqi ayaabu inagu yeeshay , mooji si uu inoogu yeeshaye .
W/Q: Ahmed Nour Guruje
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!