Maxkamadda Maroodijeex Oo Xukun Ku Riday Rag Kufsi U Gaystay Gabadh Yar

0
Saturday October 17, 2020 - 15:32:24 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1473
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda Maroodijeex Oo Xukun Ku Riday Rag Kufsi U Gaystay Gabadh Yar

    Maxkamadda Maroodijeex Oo Xukun Ku Riday Rag Kufsi U Gaystay Gabadh Yar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda Maroodijeex Oo Xukun Ku Riday Rag Kufsi U Gaystay Gabadh Yar

Hargeisa(HWN):-Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ee Magaalada Hargeysa ayaa maanta oo sabti xukun ku riday rag lagu eedeeyay inay fal kufsi u geysteen Inan yar oo kamid aheyd dadka degan magaalada Hargeysa.



Raggaas oo gaadhayay illaa iyo 7 eedeysane ayaa la horgeeyay Maxkamadda Maroodi-jeex, iyagoona kufsi u geystay Inan yar oo lagu magacaabo Cawo Xariir oo kamid aheyd Carruurta ku jirta xarunta Agoomaha Hargeysa.

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa laba kamid ah raggaas ku xukuntay min 3 sanno oo xabsi ah, halka 5-ta kalena lagu riday xukun ah midkiiba 6 bilood oo xadhig dibad-joog ah.

Loading...
Loading...