War Deg Deg Ah:-Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Oo Ay Xabsiga Ku Hubsadeen Shan Masuul Oo Isku Beel Ahi

0
Saturday October 17, 2020 - 14:57:04 in News by
  • Visits: 2889
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Oo Ay Xabsiga Ku Hubsadeen Shan Masuul Oo Isku Beel Ahi

    War Deg Deg Ah:-Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Oo Ay Xabsiga Ku Hubsadeen Shan Masuul Oo Isku Beel Ahi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Oo Ay Xabsiga Ku Hubsadeen Shan Masuul Oo Isku Beel Ahi


Hargeysa(HWN):-Wasiirka ciyaaraha somaliland Boos Mire Maxamed oo garab ka helaya masuuliyiin ay isku deegaan yihiin oo kala ah taliyaha ciidanka booliska Maxamed Saqadhi Dabagale isla markaana gacansaar taageero ah ay la garab istaageen taliyaha ciidanka dembi baadhista Faysal Xiis iyo agaasimaha waaxda qorshaynta ee wasaarada ciyaaraha Cabdirashiid Caydiid Yaasiin ayaa xabsiga ku hubsaday gudoomiyihii xidhiidhka kubada cagta Maxamed Aamiin Cabdi Cilmi.

Image may contain: 2 people, people standing and outdoor


Gudoomiye Maxamed Aamiin oo ka horyimid in wasaaradu la wareegto doorashada xidhiidhka kubada cagta oo ka madax banaan xukuumada ayaa haatan xadhigiisa lala xidhiidhinayaa qorshe uu wasiir Boos oo adeegsanaya masuuliyiinta beeshiisa uu kula wareegayo xidhiidhkii kubada cagta, isaga oo mudeeyey wakhtiga la qabanayo doorashada hogaanka sare ee xidhiidhka.


taliye ku xigeenka ciidanka Booliska Cabdi Xasan Qarbash oo xafiiskiisa ugu yeedhay gudoomiye Maxamed Aamiin ayaa hadana xoog lagaga dhexqaatay xafiiskii uu doonayey inuu kula shiro, ka dib markii taliye dabagale ciidan ku dalbaday.


gudoomiyaha xidhiidhka kubada cagta Somaliland Maxamed Aamiin Cabdi Cilmi ayaa haatan ku xidhan xarunta dembi baadhista ee magaalada Hargeysa

Loading...
Loading...