Dawlada Jabuuti Oo Xil Sare U Magacawday Orodyahanka Mo Faarax

0
Saturday October 17, 2020 - 00:45:42 in News by
  • Visits: 1882
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Jabuuti Oo Xil Sare U Magacawday Orodyahanka Mo Faarax

    Dawlada Jabuuti Oo Xil Sare U Magacawday Orodyahanka Mo Faarax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Jabuuti Oo Xil Sare U Magacawday Orodyahanka Mo Faarax


Hargeysa(HWN):-Orodyahanka u dhashay dalka Britain balse asal ahaan Soomaali ah Mo Farah ayaa loo magacaabay safiirka Waaxda Dekadaha iyo Aaagagga Xorta ah ee Jabuuti, kaddib markii ay Jabuuti dekadda dalkaasi u beddeshay degmo ganacsi.


"Waxaan ku faraxsannahay inuu Mo Farah nagala soo qeyb galo dib u habeynta Dekadda Jabuuti. DPFZA waxay ku faraxsan tahay in mudane Mo uu noqdo safiirkeenna waxayna rajeyneysaa inay mustaqbalka kala shaqeyso mashaariic.” Ayay waaxdu ku soo qortay barteeda Twitter-ka.



Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo daah furay munaasabadda dib u habeynta dekadda ayaa sheegay in dekaddaasi laga dhigi doono degmada ganacsiga Bariga Afrika.


Mo Farah ayaa maalmahan ku sugnaa dalka Jabuuti, waxaana xila magacaabay uu yahay mid maamuus leh oo uu u meteli doono dekeda Jabuuti.





Loading...
Loading...