Muuse Biixi Oo Baajiyey Safar Uu Ugu Bixi lahaa Gobolada Barriga Somaliland Maalinta Berri ah

0
Friday October 16, 2020 - 16:37:12 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2380
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Oo Baajiyey Safar Uu Ugu Bixi lahaa Gobolada Barriga Somaliland Maalinta Berri ah

    "Muuse ayaa Wasiirada Barriga Burco u soo jeediyeen inaanu tegin gobolada barriga"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Muuse ayaa Wasiirada Barriga Burco u soo jeediyeen inaanu tegin gobolada barriga"

Hargaysa (HWN) Muuse Biixi ayaa Shir deg-deg ah Iskugu Yeedhay Golahiisa Wasiirada Maalinta Barri Si Xayiraada Looga qaado Diyaaradaha Fly Dubia Iyo Air Arabia oo ay wakiilo u yihiin xubno ka soo jeeda beesha barriga burco, sida ay Hadhwanaagnews u xaqiijiyeen Ilo Ka Ag Dhow Madaxtooyada Somaliland.

 

Madaxweynaha ayaa Wasiirada Barriga Burco  u soo jeediyeen inaanu tegin gobolada barriga iyadoo uu kacsan yahey Dareenka Shacabkaasi oo sheeganaya in Madaxweynuhu ku hayo Dagaal ganacsi, Islamarkaana Madaxweyuhu ka Hor safarkiisa uu Arrikaasi Sii Xaliyo.

 

Wixii Xogo Cusub ah ee ku Saabsan Safarka Madaxweynaha Kala soco Wararkayaga Dambe


Loading...
Loading...