Dhibtan Miidiyahaiyo Dhayal Hadalka Qaarkiis, Dhagaray Maleegaan .

0
Friday October 16, 2020 - 11:13:21 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 116
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhibtan Miidiyahaiyo Dhayal Hadalka Qaarkiis, Dhagaray Maleegaan .

    Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ismail Abdillahi Handuleh.

BISMILAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM[A.S.C.W.R.W.B]

TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA

1-DHAGAXII LA TUURA,KUMA DHACO DHULKA DHEER,

DHAWAAQIINI DHACANYO,DHAMEE QAARADEENEE,

DHALIIL IYO CABASHABA,DHAAFTAY TABASHADIINII,

DHAQAN SIYAASI MAYHAYN,DHAGARBA MALEGTEN.

2-DHANBASHO DHANTASHO,DHANLAX QAADE QARANKI,

DHAWACDO DHANBA MAQAN,DHABDHABAY AHAYDO,

DHINACA BANAYSEN,DHABAN CADAWGU MAY DHIGIN,

DHIIRI BAYDIN GELISEEN,DHOOLA KA QOSOLKOODANA.

3-DHEESHA IYO CIYAARAHAY,DHARAARTII BILAABEEN,

DHAANTAY TUNTAAN WELI,DHABAY IDINKA MODEN,

DHAFOR MORDIYAASHII,INA DHEGADHEGAYN JIRAY,

DHIMASHAY U HAYSTAN,DHALIISHIYO CANAANTABA.

4-DHIBKASTOD FALAYSANA,WUXUNBA LA DHAWRTAYE,

RAG WAA DHABAR ADAYGA,DHIKILAHA ISMA JIIDAAN,

DHAMACBA AFUUFTEEN,DHAYAL BAAD U HADASHEEN.

DHIB HADDAAD TIRSANAYSEN,DHERIGAYDUN JEBISEEN.

ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
Lis Dairy
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...