Ma Laga Yaabaa In Fadeexadii Ugu Weynayd Ee Somaliland Soo Marta Ay Ka Dhalato Heshiiska Shirkada Trafigura?

0
Thursday October 15, 2020 - 13:45:13 in News by
  • Visits: 1307
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma Laga Yaabaa In Fadeexadii Ugu Weynayd Ee Somaliland Soo Marta Ay Ka Dhalato Heshiiska Shirkada Trafigura?

    Ma Laga Yaabaa In Fadeexadii Ugu Weynayd Ee Somaliland Soo Marta Ay Ka Dhalato Heshiiska Shirkada Trafigura?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ma Laga Yaabaa In Fadeexadii Ugu Weynayd Ee Somaliland Soo Marta Ay Ka Dhalato Heshiiska Shirkada Trafigura?

Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf "Cali Guray” oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee badi ka hadla arimaha ka taagan jamhuuriyada Somaliland ayaa ka digay khatarta shirkada Tragura oo xukuumada madaxwayne biixi doonayso in ay ku wareejiso haamaha kaydka shidaal ee magaalada berbera.


Mujaahid Cali Guray Oo Ka Hadlay Dagaalka Tuke-raq Iyo Saddex Meelood Oo Uu Sheegay Inay Somaliland Kaga Awood Badantahay Maamulka Puntland

Sidoo kale Siyaasi cali guray ayaa ka digay fadeexad wayn oo uu sheegay in ay Somaliland kala kulmi karto heshiis ay la gasho shirkada Tragura oo dunida kaga caan ah in ay qashin ku aasto badaha islamarkaana musuq maasuq baahsan looga haysto dunida.


Siyaasi Cali Guray oo qoraal uu arimahaasi kaga hadlayo ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka dadwaynaha ee facebookga wuxuna udhignaa Sidan;


"Ma laga Yaabaa Fadeexaddii Ugu waynayd ee Abid soo marta Somaliland in ay noqoto heshiiska lala galay shirkaddan??? Marka laga eego dhinacyada sharciyadda, heshiiska mugdiga Iyo madmadowga ah ee lala galay, saamaynta shirkadaha Waddaniga ah, Iyo ta ugu daran oo ah dacwadaha kaga socda Shirkaddan dalal badan oo dunida ah iyo taariikhdeeda Madow Ee Shaqada qashinka nukeliyarka ee dalalka Horumaray sharkado ka mid ah ay qandaraasyada ku si…

SIYAASI CALI MAXAMED YUUSUF "CALI GURAY””


 


Loading...
Loading...