Madaxweyne Ku Xigeen Saylici Ka Hadlay Safar Ugu Baxay Wadanka Imaaraadka.

0
Thursday October 15, 2020 - 13:04:49 in News by
  • Visits: 1279
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Ku Xigeen Saylici Ka Hadlay Safar Ugu Baxay Wadanka Imaaraadka.

    Madaxweyne Ku Xigeen Saylici Ka Hadlay Safar Ugu Baxay Wadanka Imaaraadka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Ku Xigeen Saylici Ka Hadlay Safar Ugu Baxay Wadanka Imaaraadka.


Hargeysa(HWN):-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici) ayaa safar ugu baxay wadanka imaaraadka carabta.

No description available.


Fariin uu madaxweyne ku xigeen Saylici ku baahiyey bartiisa Twitter-ka ayuu ku sheegay inuu safar ugu baxay wadanka Imaaraadka, isaga oo sheegay inuu kulamo la qaadan doono masuuliyiinta dalkaasi.


Madaxweyne ku xigeen Saylici oo ka hadlaya safarka uu ku tagay wadanka Imaaraadka ayaa waxa uu fariintiisa ku yidhi "Waxaan u baxay waddanka aannu walaalaha iyo saaxiibadda nahay ee Imaaraadka ,Waxaan kulammo la qaadan doonaa madaxda waddanka iyo Jaaliyadda reer Somaliland.”


Safarka uu madaxweyne ku xigeenka somaliland ugu baxay wadanka Imaaraadka ayaa ahaa mid u qorshaysanaa wakhti hore balse uu ka baajiyey shirweynihii xisbiga Kulmiye ee dhawaan la qabtay.


Loading...
Loading...